News

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Ciidamo tababar u furtay

0 Visits: 1308 | Sunday July 19, 2020 - 13:51:48
Tababarkan ayaa la siindonaa sarakiil garaysa 50 sarkaal wuxuuna u socondoonaa

Read More »

Halis Ka Soo Fool Leh Markab Taagan Xeebta Yemen

0 Visits: 1651 | Sunday July 19, 2020 - 13:43:40
"Biyo ayaa durba galay qolka matoorka markabka"

Read More »

Ardayda magaalada Baraawe oo imtixaanka shahaadiga ah ku galaya Muqdisho

0 Visits: 899 | Sunday July 19, 2020 - 13:37:06
Sidoo kale ardaydan oo ay wajiyadoodu ka muuqatay farxad weyn ayaa loo gudbiyey

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jubaland oo hadda ku shiraya Dhuusamareeb.

0 Visits: 1106 | Sunday July 19, 2020 - 13:34:16
Doorashadii Jubaland ka dhacday ee uu kusoo baxay Axmed Madoobe

Read More »

Muuse Biixi Iyo Madax-dhaqameedka AWDAL Oo Maanta Kulan Foodda Isku-daraya

0 Visits: 2093 | Sunday July 19, 2020 - 10:29:27
"Kulanka Maanta dhacaya ayaa imanaya laba Maalmood uun ka dib, markii ay Magaalada Boorama isugu soo baxeen Boqollaal dhallinyarada"

Read More »

Dawlada Somaliya Oo Digniin Udirtay Shacabka + Sababta

0 Visits: 1145 | Sunday July 19, 2020 - 09:10:38
"War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya"

Read More »

Xal Ma Lagu Gaadhi Karaa Dhuusamareeb Mar Hadii Madaxweyne Farmaajo Tagey?

0 Visits: 914 | Sunday July 19, 2020 - 08:54:02
"Waxay u eegtahay in go'aan taariikhi ah oo masiiri ah uu madaxweynuhu gaadhay"

Read More »

Coronavirus: Tiradii Hal Maalin Ugu Badnayd Coronavirus Oo La Diwaan Geliyey

0 Visits: 1301 | Sunday July 19, 2020 - 08:48:50
"Tirada guud ee dhimashada fayraska corona ee dunida ee maalinlaha ah"

Read More »

Kalfadhigii 72aad Ee Golaha Guurtidda Somaliland Oo Furmay

0 Visits: 1420 | Saturday July 18, 2020 - 22:11:35
Fadhigan oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha golahaasi Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan,

Read More »

"Baashe Xaalkii Aan Siiyay Wuu Diidday, Waxaanse Arrintaas u Gudbinnayaa Garaadkiisa..."

0 Visits: 2839 | Saturday July 18, 2020 - 21:43:54
"Baashe Xaalkii Aan Siiyay Wuu Diidday, Waxaanse Arrintaas u Gudbinnayaa Garaadkiisa..."

Read More »

Daawo:-Golaha Guurtidda Somaliland Oo Ka Hadlay Shirkii Djibouti

0 Visits: 1879 | Saturday July 18, 2020 - 21:23:07
DAAWO: Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Shirkii Jabuuti

Read More »

Daawo Xisad ka tagan Doorashada Sland madaxweynaha Dalka Oo Dhusamareb Gaaray nin 10rux Dilay oo laqabtay.

0 Visits: 1897 | Saturday July 18, 2020 - 21:14:32
Daawo Xisad ka tagan Doorashada Sland madaxweynaha Dalka Oo Dhusamareb Gaaray nin 10rux Dilay oo laqabtay.

Read More »

Sucaad Carmiye Oo Ka Hadashay Kootadda Haweenka Somaliland

0 Visits: 2866 | Saturday July 18, 2020 - 18:13:52
"Haweenka Somaliland Waxa Ay Rabbaan Xaq Ay Leeyihiin Oo Ah Matalaadda Baarlamaanka" Sucaad Carmiye

Read More »

DAAWO: Suldaan Dardaaran Ujeediyay Beesha Habarjeclo

0 Visits: 4217 | Saturday July 18, 2020 - 18:01:36
DAAWO: Suldaan Dardaaran Ujeediyay Beesha Habarjeclo

Read More »

Madaxtooyadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Safarka Dhuusamareeb Ee Farmaajo

0 Visits: 1396 | Saturday July 18, 2020 - 16:26:39
Madaxtooyada Soomaaliya Oo Faah Faahisay Socdaalka Madaxweyne Farmaajo Ku Tagayo Dhuusamareeb

Read More »

Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia Oo Safar Keddis Ah Ku Tagay Eritrea

0 Visits: 1979 | Saturday July 18, 2020 - 15:49:09
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Wadanka Eritrea

Read More »

Daawo:-Mudaharaad ka dhan ah Doorashooyinka Somaliland Oo Boorama Ka Dhacay

0 Visits: 3417 | Saturday July 18, 2020 - 15:10:02
DAAWO: Isku Soo Bax Looga Soo Horjeedo Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Dhacay Boorama

Read More »

Kalfadhigii 43aad Ee Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furmay

0 Visits: 1209 | Saturday July 18, 2020 - 14:38:41
Fadhigan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha golaha wakiilladda Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax,

Read More »

Bisad Shir Muhiim Ah Ka Hakisay Xildhibaan Ka Ka Tirsan Baarlamaanka UK

0 Visits: 2166 | Saturday July 18, 2020 - 09:27:18
"Dhacadaas, oo la rumeysan yahay inay ahayd tii ugu horreysay ee nooceeda ah"

Read More »

Puntland Oo Somaliland Ku Eedaysay In Ay Colaad Hurin Ka Waddo Gobolka Sool

0 Visits: 2096 | Saturday July 18, 2020 - 09:23:37
"islamarkaana laga hor istaagay in ay taggaan degaankaasi."

Read More »