Dawlada Somaliya Oo Digniin Udirtay Shacabka + Sababta

0
Sunday July 19, 2020 - 09:10:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somaliya Oo Digniin Udirtay Shacabka + Sababta

    "War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya"

Muqdisho (HWN) Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Roobab dabeylo wata oo kuso wajahan meelo kamid ah dalka sida deegaannada Gobolada Jubbooyinka iyo Shabelelaha Hoose.

 

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dabeylahaan la filan karo inay dhacaan saacadaha soo socdo,sigaar ahna uga dhacaan degmooyinka, Kismaayo, Afmadow, Jamaame, Badhaadhe, Marka iyo Baraawe oo ka tirsan Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose.



Loading...
Loading...