News

Dowladda Federaalka Oo Ka Hortimid Hadalka Puntland Ee Ku Saabsan Madax-bannaanida

0 Visits: 53 | Thursday September 24, 2026 - 14:21:14
"Puntland waxaa lagu dhisay tiirarka ah Soomaalinimo, midnimo qaran i.....

Read More »

Trump Oo Si Heer Sare Ah U Qaabilay Xi Jinping, Booqasho Saddex Maalmood Ahna Ka Bilaabatay Washington

0 Visits: 31 | Thursday September 24, 2026 - 14:18:26
Trump oo shakhsi ahaan garoonka ugu tegay Xi ayaa loo arkay tallaabo diblomaasiyadeed

Read More »

Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Suuqa Keentay Saliidaha Shell Lubricants

0 Visits: 64 | Thursday September 24, 2026 - 14:11:10
Munaasabadda oo lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa lagu soo bandhigay,,,

Read More »

Garsoore Maraykan Ah Oo Amray In CNN, MS NOW Iyo Politico Dib Loogu Soo Celiyo Aqalka Cad

0 Visits: 26 | Thursday September 24, 2026 - 14:08:55
Amarka ayaa maamulka Trump faraya inuu si degdeg ah u soo celiyo ,,,,

Read More »

Xafiiska Amniga Badda Somaliland Oo Booqday Bandari Maritime Academy Ee Mombasa

0 Visits: 32 | Thursday September 24, 2026 - 14:05:47
Dr. Eric Katana ayaa wafdiga Somaliland faahfaahin ka siiyay barnaamijyada...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan Oo Qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo

0 Visits: 35 | Thursday September 24, 2026 - 14:02:34
Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka,,,,

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Iyo Jaaliyadda Somaliland Oo Isu-soo Bax Ku Qabtay Afaafka Qaramada Midoobay

0 Visits: 326 | Wednesday September 23, 2026 - 22:07:26
Isu-soo-baxayaasha ayaa sidoo kale muujiyay farriimo la xidhiidha qiimaha nabadda

Read More »

Madaxweyne Cirro Oo New York Kula Kulmay Danjiraha Israa'iil U Fadhiya Qaramada Midoobay

0 Visits: 178 | Wednesday September 23, 2026 - 22:05:02
Madaxweyne Cirro ayaa uga mahadnaqay dowladda Israa'iil aqoonsigii ay Somaliland

Read More »

Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka Digay Arday Jaamacad Dhammaystay Iyadoo Aan Soo Marin Dugsiga Dhexe Iyo Sare

0 Visits: 118 | Wednesday September 23, 2026 - 22:03:25
Daa'uud Gadhwayne ayaa sheegay in arrintan loo baahan yahay in wax laga ....

Read More »

Kooxda Fanka Ciidanka Qaranka "Gaashaan" Oo Wacyigelin Ka Wadda Jiidaha Hore Ee Aagga Bari

0 Visits: 129 | Wednesday September 23, 2026 - 22:01:22
Barnaamijyada ay kooxda Gaashaan u qabatay ciidamada ayaa si gaar ah diiradda,,,,

Read More »

Dadweynaha Gebiley Oo Isu-soo Bax Ku Muujiyey Taageerada Qaddiyadda Somaliland Iyo Safarka Madaxweyne Cirro

0 Visits: 119 | Wednesday September 23, 2026 - 21:53:37
Somaliland ha guulaysato. Maanta waxaan halkan taageero uga muujinaynaa Madaxweynaha Qaranka JSL, Cabdiraxmaan

Read More »

Isu-soo Bax Ballaaran Oo Taageeraya Qaddiyadda Somaliland Oo Ka Socda Afaafka Xarunta Qaramada Midoobay Ee New York

0 Visits: 132 | Wednesday September 23, 2026 - 21:50:45
Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Maraykanka iyo Canada ayaa munaasabaddan

Read More »

Guddoomiyaha Togdheer Oo Kormeeray Afar Cusbitaal, Sheegayna In Adeegyada Caafimaadku Si Wanaagsan U Socdeen

0 Visits: 57 | Wednesday September 23, 2026 - 21:47:15
Guddoomiye Maxamuud Xasan Saleebaan ayaa sheegay in dhammaan afarta cusbitaal

Read More »

Somaliland President Says Security Cooperation With Israel Could Begin Before Year-End

0 Visits: 0 | Wednesday September 23, 2026 - 20:31:52
For President Irro's administration, the challenge will be to demonstrate that the proposed cooperation produces tangible security and development benefits while managing the diplomatic consequences of closer ties with Israel.

Read More »

Wasiirka Dowladaha Hoose Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inay Taageeraan Safarka Madaxweyne Cirro Ee Aqoonsi Raadinta

0 Visits: 76 | Wednesday September 23, 2026 - 17:07:42
"Bulshada Somaliland waxaan leeyahay safarka Madaxweynuhu iyo ummaddan waxa

Read More »

G7 Oo Cambaareeyay Weerarrada Xuutiyiinta, Iran-na Ugu Baaqay Inay Joojiso Taageerada

0 Visits: 158 | Tuesday September 22, 2026 - 12:47:32
Badda Cas iyo marin-biyoodka Bab al-Mandab ayaa ah marinno muhiim

Read More »

Maxay ka wada hadleen Wasiir Cabdalle Iyo Madaxweynaha Taiwan ? DAAWO

0 Visits: 295 | Tuesday September 22, 2026 - 11:27:16
Maxay ka wada hadleen Wasiir Cabdalle Iyo Madaxweynaha Taiwan ?

Read More »

Marco Rubio Oo La Kulmay William Ruto, Ka Wada Hadlay Ganacsiga, Amniga Iyo Macdanta Muhiimka Ah

0 Visits: 148 | Tuesday September 22, 2026 - 10:34:02
Kulanka ayaa sidoo kale lagu soo qaaday xaaladda amni ee gobolka iyo doorka

Read More »

Taliska Booliska Somaliland Oo Beeniyay In Saddex Dhallinyaro Ah Oo Dirays Boolis Xidhnaa Ay Ciidanka Ka Tirsan Yihiin

0 Visits: 346 | Tuesday September 22, 2026 - 10:11:23
"Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu bulshada u caddaynayaa inaanay Ciidanka Booliska JSL ...

Read More »

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President Lai Ching-te

0 Visits: 0 | Monday September 21, 2026 - 21:04:41
According to the Somaliland account of the meeting, Arab and his delegation discussed ways to strengthen bilateral cooperation, with particular attention to security, public safety, natural-disaster preparedness and institutional cooperation.

Read More »