Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Ciidamo tababar u furtay

0
Sunday July 19, 2020 - 13:51:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Ciidamo tababar u furtay

    Tababarkan ayaa la siindonaa sarakiil garaysa 50 sarkaal wuxuuna u socondoonaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarkan ayaa la siindonaa sarakiil garaysa 50 sarkaal wuxuuna u socondoonaa




Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, Ayaa tababar u furay Saraakiisha Ciidanka Jubbaland.

 

Daah furka tababarkan waxaa madaxweynaha kuwehliyay qaarkamid ah Gollaha fulinta, gollaha Sharcidajinta, Taliyaha Guud Ee Ciidanka Jubbaland, Taliyaha Booliska Iyo Taliyaha Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland.

Tababarkan ayaa la siindonaa sarakiil garaysa 50 sarkaal wuxuuna u socondoonaa muddo garaysa 14 cisho.

 

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay doonayaan in ay xoojiyaan tayada Ciidanka Jubbaland.

 

Waxaa uu sidoo kale sheegay in maamulka Jubbaland ay diyaargarow ugu jiraan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa degaanada maamulka Jubbaland.

 


Loading...
Loading...