News

DAAWO: Siyaasi Kashifay Siraha Wasaarada Waxbarashada Somaliland

0 Visits: 3127 | Saturday March 20, 2021 - 18:43:40
Aqoonyahan Khashifay Musuqmaasuq Baahsan Oo Ka Dhacay Wasaarada Waxbarashada Somaliland

Read More »

Xukuumada Muuse Biixi Oo Kulan Iskugu Yeedhay Warbaahinta

0 Visits: 1926 | Saturday March 20, 2021 - 18:20:04
Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Somaliland.

Read More »

Dowladda Turkey Oo Ka Baxday Heshiis Caalami Ah Iyo Sababta

0 Visits: 1990 | Saturday March 20, 2021 - 18:09:40
"Hase yeeshee waxaa go'aankani cambaareeyay xoghayaha guud ee Golaha Midowga Yurub"

Read More »

Jubaland Oo Ka Hadashay Ciidamo Ay Sheegtay In La Geeyay Gobolka Gedo

0 Visits: 915 | Saturday March 20, 2021 - 17:49:29
"ilaa hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda federaalka oo ku saabsan arrintani."

Read More »

Galaangalka Beesha Caalamka Iyo Go'aanada Madaxwayne Farmaajo

0 Visits: 1270 | Saturday March 20, 2021 - 17:43:22
"lagu dhameystirayo heshiiskii doorashada ee la isku khilaafay".

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay SANAAG Iyo Xukuumada Muuse Biixi Oo Afka Xidhatay

0 Visits: 2390 | Saturday March 20, 2021 - 15:35:22
"Walllayaal joojiya dagaalka aan khasaare mooyee wax faaiido ah aan lahayn."

Read More »

DAAWO: "Muuse Biixaw Codsi Lagaagama Baahna" Jaamac Shabeel Oo Dhaliilo Culus Huwiyay Xukuumada

0 Visits: 1965 | Saturday March 20, 2021 - 15:22:22
"Muuse Biixaw Codsi Lagaagama Baahna" Jaamac Shabeel Oo Dhaliilo Culus Huwiyay Xukuumada

Read More »

Muwaadin Soo Bandhigay Wixii Ka Qabsaday Afduub U Gaystay Wiilka Muuse Biixi Dhalay Ee Ciidanka Ka Tirsan

0 Visits: 4745 | Saturday March 20, 2021 - 12:42:15
Muwaadin Soo Bandhigay Wixii Ka Qabsaday Afduub U Gaystay Wiilka Muuse Biixi Dhalay Ee Ciidanka Ka Tirsan

Read More »

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey Wakhtiga Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomayo

0 Visits: 1692 | Saturday March 20, 2021 - 12:30:45
Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey Wakhtiga Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomayo

Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Carqalado Ku Abaabushay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

0 Visits: 1729 | Saturday March 20, 2021 - 12:26:07
Madaxtooyada Somaliland Oo Carqalado Ku Abaabushay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

Read More »

Maraykanka Oo Ka Hadlay Khilaafka Hadheeyay Arimaha Doorashada Somaliya

0 Visits: 788 | Saturday March 20, 2021 - 09:54:57
"Jahwareerka sii socda wuxuu cabaqad ku noqonayaa amniga iyo xasiloonida"

Read More »

Ujeedada Shir Uu Farmaajo Iskugu Yeedhayo Madaxda Maamul Goboleedyada.

0 Visits: 1137 | Saturday March 20, 2021 - 09:20:38
Shirar Hore Oo uu ku Baaqay Farmaajo Ayaa Baaqday

Read More »

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay Shir Uu Farmaajo Iclaamiyay

0 Visits: 1504 | Saturday March 20, 2021 - 09:09:45
"in uu shir uusan sharciyad u haysan isugu waco rag maalmo badan Magaalada dhinac ka joogo"

Read More »

Amiir Carab Ah Oo Ka Cadheysiiyay Dalka Nepal

0 Visits: 1779 | Saturday March 20, 2021 - 08:57:44
"Wasaaradda caafimaadka iyo wakaalaad dawooyinka ee Nepal kama warqabaan in tallaal dalka la soo geliyey"

Read More »

Waddanka Dunida Ugu Farxadda Badan Oo La Shaaciyey

0 Visits: 2134 | Saturday March 20, 2021 - 08:52:13
"Waddamada daraasadda qaybta ka ahaa seddex meelood meel waxa laga dareemayey shucuur aan wanaagsaneyn"

Read More »

DAAWO "Difaaca bada Somaliyeed Naftaan Uhurayaa" Suldaan Reer Somaliland Ah

0 Visits: 3217 | Friday March 19, 2021 - 22:42:28
"Difaaca bada Somaliyeed Naftaan Uhurayaa" Suldaan Reer Somaliland Ah

Read More »

DAAWO: Suldaan Ka Hadlay Saraakiil Habarjeclo Ah Oo Muuse Biixi Xidhxidhay

0 Visits: 3928 | Friday March 19, 2021 - 19:01:01
Suldaan Ka Hadlay Saraakiil Habarjeclo Ah Oo Muuse Biixi Xidhxidhay

Read More »

Tallaalka Astrazeneca Ee Covid-19 Oo Waxtarkiisa La Xaqiiyay

0 Visits: 1152 | Friday March 19, 2021 - 18:58:11
"Waxaa arrintaasi todobaadyadii lasoo dhaafay baaris ku haysay wakaaladda dawooyinka Yurub"

Read More »

Taliyaha Ciidanka C.I.D Oo Ku Kacay Qorshe Uu Ku Dibin Daabyaynayo Musharax Shucayb

0 Visits: 2113 | Friday March 19, 2021 - 18:22:29
"Nuxurka Qoraal Fadeexad Ku Ah Dawladnimada!"

Read More »

Maraykanka Iyo Shiinaha Oo Hadalo Kulul Is Dhaafsaday

0 Visits: 951 | Friday March 19, 2021 - 18:08:51
"Waxay si xun u isticmaalayaan waxay ugu yeeraan ammaanka qaranka"

Read More »