Madaxtooyada Somaliland Oo Carqalado Ku Abaabushay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

0
Saturday March 20, 2021 - 12:26:07 in News by
  • Visits: 1737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Somaliland Oo Carqalado Ku Abaabushay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

    Madaxtooyada Somaliland Oo Carqalado Ku Abaabushay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Somaliland Oo Carqalado Ku Abaabushay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

Shucayb Maxamed Muuse oo ka mid ah musharixiinta uu sida gaarka ah u bartilmaameedsanayo Muuse Biixi ayaa la hordhigay caqabado madaxtooyada laga soo abaabulay.


Warqad ka soo baxday waaxda dembi baadhista ee Booliska ayaa lagaga dalbaday dugsigii sare ee uu shahaadada ka haystay inay soo cadeeyaan, iyada oo boolisku la wareegay shaqadii guddida tacliinya sare.

Sidoo kale warqad ka soo baxday maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa lagu amray musharax shucayb inuu maxkamada horyimaado.
May be an image of text that says 'CUDANKA OMALILAND BAADHISTA YADA (H.B.D) SOMALILAND CRIMINAL INVE POLICE DEPAR EPARTMENT IGATION (C.1.D) 305/2021 16/03/2021. Hargaysa. -MAAMULAHA DUGSIYADA AL-FUQAN ISLAMIC SCHOOLS ITAXAMADKA QARANKA J/S/LAND. Soo Cadayso Shahada Ro1 NO- Keedu Yahay aar1ikh-San 11/07/2007 Kana Soo Bax-Day Fugaan Kaas 0o Uu Ku Qoran Yahay Shucayb Tahay Iskuulka Shahadaas Aanay Ka Bixin- baadhista boliska awgeed ah Iyo In Ay Tahay Foojari Sidaa Darteed Waxanu Ku Faraynaa Sida Ugu Macquulsan In Aad Jawaab Deg Deg Ah Aad Naga Soo Siiso arintaa Madaama Kiis Ciqaab Hogaanka Baadhista Danbiyada C.I.D Uu Yaalo. Aan ALLAA MAHAD LEH G/LE DHEXE ISMAAC K-S HOGAANKABAADH USHAJ&UUR RYADC.I.D HC.I.D'
No photo description available.

Loading...
Loading...