Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey Wakhtiga Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomayo

0
Saturday March 20, 2021 - 12:30:45 in News by
  • Visits: 1694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey Wakhtiga Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomayo

    Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey Wakhtiga Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo La Shaaciyey Wakhtiga Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomayo

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa iclaamiyey wakhtiga uu qabanayo Shirka Golaha dhexe ee Xisbigaasi.


Shirkan Golaha Dhexe oo ah kal-fadhigii saddexaad ee Xisbigaasi, ayaa 30-ka bishan waxa uu ka qabsoomayaa Magaalada Hargeysa.

Shirkan Golaha Dhexe ee Waddani, ayaa la filayaa in lagaga hadlo arrimaha doorashada ee dalku galayo iyo cayimida wakhtiga la qabanayo Shirweynaha Xisbigaasi, oo la filayo in isbeddelo waaweyn lagu sameeyo Xisbigaasi.

May be an image of outdoors and text that says 'XISBIGA WADDANI NATIONAL PARTY KALFADHIGA 3AAD EESHIRKA GOLAH DHEXEEE XISBIGA WADDANI BH 30 March 2021 Ambassador Hotel


Loading...
Loading...