Jubaland Oo Ka Hadashay Ciidamo Ay Sheegtay In La Geeyay Gobolka Gedo

0
Saturday March 20, 2021 - 17:49:29 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubaland Oo Ka Hadashay Ciidamo Ay Sheegtay In La Geeyay Gobolka Gedo

    "ilaa hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda federaalka oo ku saabsan arrintani."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"ilaa hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda federaalka oo ku saabsan arrintani."

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubaland ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay ciidamo 'ku daabuleyso' gobolka Gedo xilli ay abaaro ka taagan yihiin halkaas. "Waxaa shaley oo taariikhda aheyd 19 Maarso 2021, hub, gaadiid dagaal iyo ciidan laga dejiyay deegaanada Daawo ee gobolka Gedo"



Jubaland waxay sidoo kale sheegtay in tallaabadan ay caqab ku tahay heshiis kasta oo looga gudbayo khilaafka harreeyay doorashada Soomaaliya.


ilaa hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda federaalka oo ku saabsan arrintani.


May be an image of text


Loading...
Loading...