Maraykanka Oo Ka Hadlay Khilaafka Hadheeyay Arimaha Doorashada Somaliya

0
Saturday March 20, 2021 - 09:54:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Ka Hadlay Khilaafka Hadheeyay Arimaha Doorashada Somaliya

    "Jahwareerka sii socda wuxuu cabaqad ku noqonayaa amniga iyo xasiloonida"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Jahwareerka sii socda wuxuu cabaqad ku noqonayaa amniga iyo xasiloonida"

Mareykanka ayaa sheegay in si weyn uu uga walaacsan yahay khilaafka harreeyay hanaanka doorashada ee Soomaaliya.



Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antoney Blinken ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya in loo baahan yahay si deg deg ah ay doorashada ku qabtaan si looga gudbo khilaafka arrimaha doorashada.


"Jahwareerka sii socda wuxuu cabaqad ku noqonayaa amniga iyo xasiloonidaā€¯. ayuu yiri Blinken oo qoraal soo dhigay barta Twitter-ka.


Arrintani ayaa kusoo aadeysaa xilli madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay shir looga hadlayo dhameystirka heshiiska arrimaha doorashada.



BBC

Loading...
Loading...