News

Madaxwaynaha Somaliland Oo Amaro Dul Dhigay Gadiidka Basaska Ee Caruurta Dugsiyadda Geeya.

0 Visits: 976 | Wednesday February 27, 2019 - 15:14:08
Hargaysa(HWN)Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa dhamaan Ciidanka Nabad-Galiyadda Wadooyinka,Wasaaradda

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ciidamada Ingiriiska Ee Somaliland Jooga Oo

0 Visits: 1157 | Wednesday February 27, 2019 - 15:12:00
Hargeysa(HWN):-Kulankani oo saaka ka dhacay gudaha xarunta wasaarada gaashaandhiga JSL ayaa ahaa mid uu wasiirka gaashaandhiga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf (Xawar)

Read More »

Mashaariicdii Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya Oo La Musuq Maasuqay

0 Visits: 1164 | Wednesday February 27, 2019 - 09:37:01
Mashaariicda uu Soomaaliya ka waday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa six un loo mamaulay. Sida uu ogaaday Galka Baarista mashaariic ku kacayey $6.6 milyan oo ayaan hirgelin ilaa haatan in ka badan 5 sano kadib markii la bilaabay.

Read More »

Halkan Ka Akhriso Qaraarkii Ka Soo Baxay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 1252 | Wednesday February 27, 2019 - 09:35:33
Hargeysa(HWN):-shirkii golaha dhexe ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Read More »

Dhakhaatiir Somaliland ah oo Socdaal Aqoon-korodhsi ku Tegi Doona dalka Taiwan

0 Visits: 958 | Wednesday February 27, 2019 - 09:34:31
"Horumarinta Aqoonta Waxbarasho iyo Gargaarida Shacabkeenu waa muhiimadayada koowaad..." Safiir Ayaan Maxamuud Cashuur.

Read More »

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Somaliland Imanaya Iyo Ujeedada Uu U Socdo

0 Visits: 1198 | Wednesday February 27, 2019 - 09:32:08
Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha maamulka soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa inuu socdaalkiisii ugu horeeyey ku yimaado somaliland.

Read More »

Siyaasiiin KULMIYE Ka Tirsan Oo Guul Diblomaasiyadeed Ku Tilmaamay Socadalka Uu Madaxweyne Biixi Ku Tagay Addis Ababa

0 Visits: 956 | Monday February 25, 2019 - 12:31:28
Hargeysa (Geeska)-Qaar ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ee ka tirsanaa xukuumadii hore ee Siilaanyo, ayaa guul diblomaasiyadeed ku tilmaamay socdaalka uu Madaxweyne Biixi ku tagay Itoobiya iyo kulanka uu la yeeshay Raysalwasaare Abiye Axmed.

Read More »

"Haddii Lagu Adkaysto Dib U Midaynta Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Keenaysaa Khatar Ah Inay Dhiirigeliso Dhul Raadin Amni Darro Keenta"

0 Visits: 929 | Monday February 25, 2019 - 12:29:59
Hargeysa(Geeska)-Dr. Michael Rubin, oo ah madaxa machadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Maraykanka ugu baaqay in la joogo wakhtigii ay aqoonsan lahayd qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, waxaana caalamka uga digay inay ku dheganadaan raadinta midnimo dambe oo uu ka digay halis amni…

Read More »

Xildhibaano Ka Hadlay Socdaalkii Madaxweynuhu Uu Ku Tagay Addis Ababa

0 Visits: 947 | Monday February 25, 2019 - 12:28:40
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada, ayaa ka hadlay socdaalkii uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayaa ku tageen magaalada Addis Ababa ee Itoobiya iyo kulankii ay la yeesheen Raysalwasaare Abiye Axmed.

Read More »

MADAXWAYNE BIIXI OO KA HADLAY CIIDAMO AWDAL ISKU HORFADHIYA.

0 Visits: 1210 | Monday February 25, 2019 - 12:26:36
Halkan ka Daawo

Read More »

Xafladda Daah-furka Warshada Mac-Macaanka Casriga ah ee "Shaam Sweets"

0 Visits: 1025 | Monday February 25, 2019 - 12:16:48
Hargeysa (HWN) Waxa magaalada Hargeisa lagu daah-furay warshad casriya oo ah tii ugu horaysay ee nooceeda ah ee laga hirgaliyo Somaliland 22

Read More »

Man City Oo Garaacday Chelse Kuna Guulaystay Koobkii Ugu Horeeyey Xili Ciyaareedkan

0 Visits: 880 | Monday February 25, 2019 - 12:15:03
Kooxda Manchester City ee hogaaminaysa horyaalka dalka Ingiriiska ayaa ku guulaysatay koobkii ugu horeeyey ee xili ciyaareedkan.

Read More »

Xidig Kubada Cagta Caan Ku Ah Oo Isku Diyaarinaya Inuu Noqdo Beeralay.

0 Visits: 1043 | Monday February 25, 2019 - 12:13:42
Kabtankii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa qorshaynaya waxyaabaha uu qaban lahaa marka uu soo gaba gabeeyo waayihiisa kubada cagta.

Read More »

Kaadiriinta Kulmiye Oo Ka Soo Xaadiray Shirka 6aad Ee Golaha Dhexe Iyo Jawiga Ka Muuqda

0 Visits: 1031 | Monday February 25, 2019 - 12:11:17
Daawo Sawirada

Read More »

Maayar Ku Xigeenkii Hargeysa Oo Ka Dhex Hilaacay Shirka Kulmiye Iyo Xisbigii Uu Ka Soo Baxay Oo Uu Cidla Kaga Tagay

0 Visits: 1052 | Monday February 25, 2019 - 12:08:50
Boorama(HWN):-Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina Caga Wayne) ayaa si toos ah u shaaciyey inuu iskaga baxay xisbiga UCid oo uu ka tirsanaa isla markaana ka soo baxay doorashadii golaha deegaanka.

Read More »

Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Proff Samatar Oo Ka Muquurtay Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Iyo Dareenada Jira

0 Visits: 1048 | Monday February 25, 2019 - 12:06:17
Boorama(HWN):-Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka muquurtay ka qayb galka shirka 6aad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Boorama.

Read More »

Daawo Muuqaal:-Dawlada Soomaaliya Furtay Xabsiga Ugu Weyn Muqdisho

0 Visits: 1008 | Sunday February 03, 2019 - 20:00:45
Daawo Muuqaal:-Dawlada Soomaaliya Furtay Xabsiga Ugu Weyn Muqdisho

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Shir Ku Saabsan Tubta Amniga Iyo Cadaalada Iyo Fariimo Culus Oo Uu Faray Wasiiradii Uu La Kulmay+Sawiro

0 Visits: 866 | Sunday February 03, 2019 - 19:48:02
Muqdisho (HWN):- Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa gudoomiyey shirka todobaadlaha ah ee amniga iyo cadaalada oo lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha iyo halbeegyada hay'adaha iyo wasaarahada ku midaysan tubtan ee ku saabsan sugidda amniga…

Read More »

Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada Oo Ka Hadlay Shir Muhiim Ah Oo Ay La Yeesheen Maamulka Jaamacadaha Dalka.

0 Visits: 1125 | Sunday February 03, 2019 - 19:31:43
Hargeysa (HWN) Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada iyo sayniska somaliland ayaa kulan la qaatay maamulka jaamacadaha kala duwan ee ka hawl gala dalka.

Read More »