Maayar Ku Xigeenkii Hargeysa Oo Ka Dhex Hilaacay Shirka Kulmiye Iyo Xisbigii Uu Ka Soo Baxay Oo Uu Cidla Kaga Tagay

0
Monday February 25, 2019 - 12:08:50 in News by Super Admin
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayar Ku Xigeenkii Hargeysa Oo Ka Dhex Hilaacay Shirka Kulmiye Iyo Xisbigii Uu Ka Soo Baxay Oo Uu Cidla Kaga Tagay

    Boorama(HWN):-Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina Caga Wayne) ayaa si toos ah u shaaciyey inuu iskaga baxay xisbiga UCid oo uu ka tirsanaa isla markaana ka soo baxay doorashadii golaha deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama(HWN):-Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina Caga Wayne) ayaa si toos ah u shaaciyey inuu iskaga baxay xisbiga UCid oo uu ka tirsanaa isla markaana ka soo baxay doorashadii golaha deegaanka.

Maayar ku xigeen Cabdicasiis Cagawayne ayaa ka soo xaadiray shirkii 6aad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, isaga oo ka soo dhexmuuqday fadhiga loogu tala galay xubnaha golaha dhexe.

Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa la filayaa inuu go’aan ka qaadan doono talaabada uu ku kacay maayar ku xigeenka Hargeysa.



Loading...
Loading...