Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ciidamada Ingiriiska Ee Somaliland Jooga Oo

0
Wednesday February 27, 2019 - 15:12:00 in News by Super Admin
  • Visits: 1116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ciidamada Ingiriiska Ee Somaliland Jooga Oo

    Hargeysa(HWN):-Kulankani oo saaka ka dhacay gudaha xarunta wasaarada gaashaandhiga JSL ayaa ahaa mid uu wasiirka gaashaandhiga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf (Xawar)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HWN):-Kulankani oo saaka ka dhacay gudaha xarunta wasaarada gaashaandhiga JSL ayaa ahaa mid uu wasiirka gaashaandhiga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf (Xawar)

 uu ku qaabilay taliyaha guud ee wasaarada gaashaandhiga ingriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ee fadhigiisu yahay Ethiopia Colonel Matt Munro, oo ay weheliyaan madaxa xafiiska Ingriiska ee Somaliland Stuart Brown, iyo madaxda hayada Axiom Lain Cholerton, Samir Dualeh.

Kulan kani oo saacado qaatay ayaa ahaa mid lagaga wada hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada dal ee dhanka ciidamada iyo xoojinta taageerada uu ingriisku siiyo Somaliland.

Geesta kale waftiga ayaa soo kormeeray dhismaha cisbitaalka ciidanka oo la wado iyo qaybaha kala duwan ee cisbitaalkii hore oo ay soo indho indheeyeen bukaanada kala duwan ee halkaasi ku sugan.



Loading...
Loading...