News

Hogaamiye Xirsi Oo Soo Bandhigay Khiyaamo Ku Jirta Dhismaha Waddada Berbera Corridor

0 Visits: 730 | Saturday March 02, 2019 - 19:27:45
Halkan Kaga Boggo Warkan oo dhamaystiran

Read More »

Gudoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha iyo Waftigii uu Hogaaminayey oo si Diiran loogu Dhaweeyey Caasimadda Hargeisa.

0 Visits: 822 | Saturday March 02, 2019 - 19:26:12
Hargaysa(HWN)Waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa subaxnimadii hore ee saaka si diiran loogu dhaweeyey Caasimada Hargeisa isaga oo ka warbixiyey socdaal uu mudooyinkii u dambeeyey ku joogay Boqortooyada Ingriiska.

Read More »

Roob Ka Da'ay Magaalada Wajaale.

0 Visits: 887 | Saturday March 02, 2019 - 19:22:06
Wajaale ( HWN) Magaalada Wajaale ee ku taala xadka udhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa maanta galinkii dambe ka da'ay roob lagu qabowsaday oo wakhti kooban da'ayay.

Read More »

Hindiya Iyo Pakistan Oo Madaafiic Isugu Jawaabay

0 Visits: 716 | Saturday March 02, 2019 - 19:20:45
WASHINGTON. D.C — Milatariga dalalka India iyo Pakistan ayaa duqeymo sababay khasaaro nafeed isugu jawaabay, hal maalin kaddib marki ay Pakistan ku wareejisay Hindiya duuliihi ay Pakistan qabatay.

Read More »

Ujeedada Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Degay Dalka Jordan.

0 Visits: 874 | Saturday March 02, 2019 - 19:07:59
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomalaiya Mudane Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa gaaray Magaalada Camaan ee Casimada wadanka Jordan.

Read More »

Maamulka Puntland Oo Xukun Culus Dul Dhigay Eedaysanayaal Loo Haystay Kufsi Waddareed Ka Dhacay Gaalkacayo

0 Visits: 1093 | Saturday March 02, 2019 - 19:00:29
Halkan Kaga Boggo warkan oo dhamaystiran

Read More »

Ciidanka Booliska Gobolka Sool Ka Hadlay Dhalinyaro La Sheegay in Lagu Af-Duubay Magaaladda Laas-caanood.

0 Visits: 1065 | Saturday March 02, 2019 - 18:58:06
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Read More »

Wafti Uu Hogaaninayo Wasiirka Arimaha Gudahu Oo Galabta U Dhoofaya Jabuuti

0 Visits: 713 | Saturday March 02, 2019 - 18:55:08
Hargaysa(HWN)Dawladda jabuuti ayaa masuuliyiin iskugu jira wasiiro iyo siyaasiyiin ka tirsan xisbiga taladda dalka haya ee kulmiye casuumad rasmi ah u soo dirtay,taasi oo ay u soo marisay saafaradda somaliland ku leedahay dalka Jabuuti.

Read More »

Ciidamadda Booliska Oo Xadhig Iyo Ganaax Iskugu Daray Labaataneeyo Darawal+Sababta

0 Visits: 719 | Saturday March 02, 2019 - 18:49:34
Daawasho Wacan

Read More »

Duqa Hargaysa Oo Ka Waramay Qorshaha Uga Yaala Hagaajinta Wadooyinka

0 Visits: 705 | Saturday March 02, 2019 - 18:47:50
Duqa Hargaysa Oo Ka Waramay Qorshaha Uga Yaala Hagaajinta Wadooyinka

Read More »

DAAWO:-Golaha Deegaanka Berbera Oo Soo Bandhigay Qorshayaal Sanadkan U Fulay.

0 Visits: 731 | Saturday March 02, 2019 - 18:45:45
Halkan Ka Daawo

Read More »

Nigeria: Buhari May Dissolve Cabinet Before May 29, Says Presidential Aide

0 Visits: 1024 | Saturday March 02, 2019 - 14:29:23
Presidential spokesman, Mr. Femi Adesina, has said that President Muhammadu Buhari may dissolve his cabinet before May 29 to pave the way for the reconstitution of a new one.

Read More »

Kenya: Uhuru Kenyatta Reshuffles Cabinet

0 Visits: 879 | Saturday March 02, 2019 - 14:28:12
President Uhuru Kenyatta has reshuffled the Cabinet days after talking tough on mega corruption in his government.

Read More »

Uganda, Rwanda Trade Accusations Over Border Crossings Dispute

0 Visits: 889 | Saturday March 02, 2019 - 14:25:48
KAMPALA/KIGALI — Uganda accused Rwanda on Friday of blocking goods trucks and other vehicles from entering the country, and of stopping its nationals from crossing into Uganda amid a resurgence of hostility between the two African neighbors.

Read More »

South Sudan Executed 7 People in February

0 Visits: 735 | Saturday March 02, 2019 - 14:20:36
South Sudan executed at least seven people in February, a death toll that Amnesty International says, represents "as many as were executed in the whole of 2018" in the east-central African country.

Read More »

Magacyada Sideed Laacib Oo Ku Tartamaya Xidiga Bisha February Ee Horyaalka Premier League Oo La Shaaciyey

0 Visits: 1961 | Saturday March 02, 2019 - 13:18:53
Magacyada sideed xidig oo ku tartamaya abaal marinta laacibka ugu wanaagsan bisha February horyaalka dalka Ingiriiska ayaa la shaaciyey .

Read More »

Wiil Ay Dhashay Madaxweynihii Hore Ee Liberia Oo Loo Xidhay Lunsi Lacageed

0 Visits: 784 | Saturday March 02, 2019 - 13:15:50
Charles Sirleaf, oo ah wiil ay dhashay madaxweynihii hore ee Liberia, Ellen Johnson Sirleaf, ayaa loo xidhay eed la xidhiidha lacag u dhinganta 104 milyan oo doolar oo lacagta dalkaas ah.

Read More »

Madaxwaynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Oo La Filayo Inay Kulmaan + Laba Waddan Oo Tartan Ugu Jira Inay Marti Geliyaan Kulanka.

0 Visits: 744 | Saturday March 02, 2019 - 13:14:28
Hargeysa(HWN)-Dawladda Sweden iyo hay'adda The Centre for Humanitarian Dialogue's (HD), ayaa wada dedaalo la isugu soo dhawaynayo wada hadal u furma madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhigiisa Dalka Kenya Oo La Kulansiinayo Iyo Madaxweyneyaal Ka Shaqaynaya

0 Visits: 700 | Saturday March 02, 2019 - 13:12:50
Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay halkaa ku yeelan doonaan madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Kenya Uhuru Kenyatta.

Read More »