Madax Dhaqameed Reer Muqdisho Ah Oo Somaliland U Soo Jeediyey In Degdeg Loo Sii Daayo Maamulaha Astaantv

0
Friday July 31, 2020 - 12:02:07 in News by
  • Visits: 2123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax Dhaqameed Reer Muqdisho Ah Oo Somaliland U Soo Jeediyey In Degdeg Loo Sii Daayo Maamulaha Astaantv

    Madax Dhaqameed Reer Muqdisho Ah Oo Somaliland U Soo Jeediyey In Degdeg Loo Sii Daayo Maamulaha Astaantv

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax Dhaqameed Reer Muqdisho Ah Oo Somaliland U Soo Jeediyey In Degdeg Loo Sii Daayo Maamulaha Astaantv


Hargeysa(HWN):-Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Muqdisho ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in si deg deg ah u sii daysoCabdimanaan Yuusuf Maxamedoo ah agaasimaha guud eeAstaan Cable.




Waxgaradkan ayaa sheegay in Cabdimanaan uu yahay ganacsade ,xaqna uu u leeyahay in howlihiisa ku baahiyo meel kasta.


Waxa ay sheegeen in ay heleen war ku saabsan in qaab salka ku haya qabiil lagu xidhay agaasimaha Astaan Cable isla markaana ay soo abaabuleen, ganacsato reer Somaliland ah.


Waxgaradkan ayaa sidoo kale sheegay in aanu jirin dembi ay ku tuhmaayaan oo uu galay Cabdimanaan Yuusuf.


 


Loading...
Loading...