News

Qaramadda Midoobay Oo Wasiirkii Arimaha Dibadda Itoobiya U Magacowday Xil Sare

0 Visits: 2742 | Saturday March 09, 2019 - 14:03:16
Qaramadda Midoobay Oo Wasiirkii Arimaha Dibadda Itoobiya U Magacowday Xil Sare

Read More »

Kal-Fadhigii 39 Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Saaka Furay

0 Visits: 1634 | Saturday March 09, 2019 - 13:23:47
Kal-Fadhigii 39 Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Saaka Furay

Read More »

Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Soo Jeediyay In Talaabo Laga Qaado Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya+Sababta

0 Visits: 3706 | Saturday March 09, 2019 - 13:12:16
Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Soo Jeediyay In Talaabo Laga Qaado Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya

Read More »

Aqalka wakiillada ee Maraykanka oo cambaareeyay Islaam iyo Yuhuud nacaybka

0 Visits: 1708 | Saturday March 09, 2019 - 12:22:36
Aqalka wakiillada ee dalka Maraykanka ayaa cod aqlabiyad ah ku cambaareeyay "hadallada dulqaad la'aanta ah ee nacaybka ku salaysan" iyadoo bartanka lagaga jiro muranka ku saabsan Yuhuud nacaybka.

Read More »

Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiintu Door Intee Leeg Ayuu Ku Lahaa Xukunka Nus Milyanka Dollar Ah Ee Dhallinyarada Lagu Xukumay?

0 Visits: 3804 | Saturday March 09, 2019 - 10:35:38
Hargeysa(HWN)-Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ayaa gacan ka gaysatay

Read More »

Maxaa Baajiyay Socdaal La Filayay In Dr. Abiye Axmed Uu Hargeysa Ku Iman Lahaa Arbacadii?

0 Visits: 6024 | Saturday March 09, 2019 - 10:31:59
Hargeysa(HWN)-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Raysalwasaaraha Itoobiya uu baajiyay socdaal la filayay inuu Arbacadii la soo dhaafay ku iman lahaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Read More »

Madaxweyne Biixi Oo Maanta Socdaal Shaqo Ku Tagaya Dalka Imaaraadka Carabta

0 Visits: 3259 | Saturday March 09, 2019 - 10:28:49
Hargeysa(HWN)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay socdaal shaqo ku tagaan dalka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Kuuriyada Waqooyi Ma Waxa Ay Dib U Billaabi Rabtaa Tijaabinta Gantaallada?

0 Visits: 1478 | Saturday March 09, 2019 - 09:29:34
Sawirro uu qaaday dayax gacmeed dulmaray xarun ku taal meel u dhow caasimadda Pyongyang ayaa

Read More »

Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddi

0 Visits: 2177 | Saturday March 09, 2019 - 00:37:14
Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddi

Read More »

"Haddii La Fulin Waayo Heshiiskii, Khaatumo Way Noqon Anaguna Hindi Soo Shaqo Tagtay Ayaanu Noqon"…Siyaasi Cali Cantar

0 Visits: 5769 | Saturday March 09, 2019 - 00:31:24
Waxaan cadaynayaa in heshiiskii Khaatumo oo lix jeer lagu galay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba

Read More »

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Baajiyey Safar Uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Kismaayo Ee Maamulka Jubbaland Iyo Sababta Keentay.

0 Visits: 1852 | Saturday March 09, 2019 - 00:28:37
Raysal wasaare Khayre ayey wararku sheegeen inuu safarkiisa magaalada Kismaayo

Read More »

Daawo Muuqaal:-"Wadanka Maxaa Ka Socda, Meheridihii Way Xidhmeene".....Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 2696 | Friday March 08, 2019 - 23:14:52
Daawo Muuqaal:-"Wadanka Maxaa Ka Socda, Meheridihii Way Xidhmeene".....Sheekh Aadan Siiro

Read More »

DAAWO Sh. Siciid Maxamed Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Sacaadada Nolosha

0 Visits: 1750 | Friday March 08, 2019 - 19:56:29
DAAWO Sh. Siciid Maxamed Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Sacaadada Nolosha

Read More »

Daawo Muuqaal:-Madaxweynaha Uganda Oo Soomaaliya Ku Tilmaamay Wadan Xasaradaha Looga Baahan Yahay

0 Visits: 2811 | Friday March 08, 2019 - 18:56:19
Daawo Muuqaal:-Madaxweynaha Uganda Oo Soomaaliya Ku Tilmaamay Wadan Xasaradaha Looga Baahan Yahay

Read More »

Daawo Muuqaal:-Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya Oo Mustafe Cagjar Kaga Horyimid Shirkii Dir

0 Visits: 3605 | Friday March 08, 2019 - 18:37:57
Daawo Muuqaal:-Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya Oo Mustafe Cagjar Kaga Horyimid Shirkii Dir

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bahda Fanka Iyo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Abwaan Bashiir Ismaaciil Mire

0 Visits: 2817 | Friday March 08, 2019 - 18:27:07
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa

Read More »

Dawlada Soomaaliya Oo Warbixin Ka Dhan Ah Kenya U Gudbisay Qaramada Midoobay

0 Visits: 2091 | Friday March 08, 2019 - 18:03:32
Dawlada Soomaaliya Oo Warbixin Ka Dhan Ah Kenya U Gudbisay Qaramada Midoobay

Read More »

Xuduudaha Isku furan Ee Wadamada Yurub Sidee Ayey U Saameeyeen Dadka Soomaalida Ah?

0 Visits: 1776 | Friday March 08, 2019 - 17:40:13
Xuduudaha Isku furan Ee Wadamada Yurub Sidee Ayey U Saameeyeen Dadka Soomaalida Ah?

Read More »

Maamulka Puntland Oo Dawlada Federaalka Ah U Diray Codsi Ku Saabsan Saamiga Ay Ka Helayaan Tirada Xujaajta Ee Sanadkan

0 Visits: 1243 | Friday March 08, 2019 - 17:33:27
Maamulka Puntland Oo Dawlada Federaalka Ah U Diray Codsi Ku Saabsan Saamiga Ay Ka Helayaan Tirada Xujaajta Ee Sanadkan

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Arimaha Dastuurka Oo Dubai Ku Geeriyooday

0 Visits: 1549 | Friday March 08, 2019 - 17:23:00
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Arimaha Dastuurka Oo Dubai Ku Geeriyooday

Read More »