News

Xafladda Daah-furka Warshada Mac-Macaanka Casriga ah ee "Shaam Sweets"

0 Visits: 1025 | Monday February 25, 2019 - 12:16:48
Hargeysa (HWN) Waxa magaalada Hargeisa lagu daah-furay warshad casriya oo ah tii ugu horaysay ee nooceeda ah ee laga hirgaliyo Somaliland 22

Read More »

Man City Oo Garaacday Chelse Kuna Guulaystay Koobkii Ugu Horeeyey Xili Ciyaareedkan

0 Visits: 879 | Monday February 25, 2019 - 12:15:03
Kooxda Manchester City ee hogaaminaysa horyaalka dalka Ingiriiska ayaa ku guulaysatay koobkii ugu horeeyey ee xili ciyaareedkan.

Read More »

Xidig Kubada Cagta Caan Ku Ah Oo Isku Diyaarinaya Inuu Noqdo Beeralay.

0 Visits: 1043 | Monday February 25, 2019 - 12:13:42
Kabtankii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa qorshaynaya waxyaabaha uu qaban lahaa marka uu soo gaba gabeeyo waayihiisa kubada cagta.

Read More »

Kaadiriinta Kulmiye Oo Ka Soo Xaadiray Shirka 6aad Ee Golaha Dhexe Iyo Jawiga Ka Muuqda

0 Visits: 1031 | Monday February 25, 2019 - 12:11:17
Daawo Sawirada

Read More »

Maayar Ku Xigeenkii Hargeysa Oo Ka Dhex Hilaacay Shirka Kulmiye Iyo Xisbigii Uu Ka Soo Baxay Oo Uu Cidla Kaga Tagay

0 Visits: 1050 | Monday February 25, 2019 - 12:08:50
Boorama(HWN):-Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina Caga Wayne) ayaa si toos ah u shaaciyey inuu iskaga baxay xisbiga UCid oo uu ka tirsanaa isla markaana ka soo baxay doorashadii golaha deegaanka.

Read More »

Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Proff Samatar Oo Ka Muquurtay Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Iyo Dareenada Jira

0 Visits: 1047 | Monday February 25, 2019 - 12:06:17
Boorama(HWN):-Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka muquurtay ka qayb galka shirka 6aad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Boorama.

Read More »

Daawo Muuqaal:-Dawlada Soomaaliya Furtay Xabsiga Ugu Weyn Muqdisho

0 Visits: 1008 | Sunday February 03, 2019 - 20:00:45
Daawo Muuqaal:-Dawlada Soomaaliya Furtay Xabsiga Ugu Weyn Muqdisho

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Shir Ku Saabsan Tubta Amniga Iyo Cadaalada Iyo Fariimo Culus Oo Uu Faray Wasiiradii Uu La Kulmay+Sawiro

0 Visits: 866 | Sunday February 03, 2019 - 19:48:02
Muqdisho (HWN):- Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa gudoomiyey shirka todobaadlaha ah ee amniga iyo cadaalada oo lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha iyo halbeegyada hay'adaha iyo wasaarahada ku midaysan tubtan ee ku saabsan sugidda amniga…

Read More »

Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada Oo Ka Hadlay Shir Muhiim Ah Oo Ay La Yeesheen Maamulka Jaamacadaha Dalka.

0 Visits: 1124 | Sunday February 03, 2019 - 19:31:43
Hargeysa (HWN) Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada iyo sayniska somaliland ayaa kulan la qaatay maamulka jaamacadaha kala duwan ee ka hawl gala dalka.

Read More »

Daawo Muuqaal:-Wasaaradaha Haweenka , Warfaafinta Iyo Tamarta Soomaaliya Oo Kormeer Adag Lagu Sameeyey

0 Visits: 872 | Sunday February 03, 2019 - 19:03:29
Daawo Muuqaal:-Wasaaradaha Haweenka , Warfaafinta Iyo Tamarta Soomaaliya Oo Kormeer Adag Lagu Sameeyey.

Read More »

Tirada Ciidamada Ka Socda Dalka Burundi Oo Ka Baxaya Hawl Galka Amisom Oo La Shaaciyey

0 Visits: 933 | Sunday February 03, 2019 - 18:51:01
Muqdisho (HWN):- Ciidamada Midawga Afrika ee ka hawl gala dalka soomaaliya ee Amisom ayaa sanadkan la qorsheeyey in la dhimo, iyada oo qaybtii ugu horaysay oo ka socotay dalka Burundi ay dabayaaqada bishan ka baxayaan dalka.

Read More »

Gudoomiye Axmed Shide Oo Gaadhay Magalada Jigjiga Iyo Ujeedada Safarkiisu La Xidhiidho

0 Visits: 1042 | Sunday February 03, 2019 - 15:57:33
Jigjiga(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga haya talada deegaanka soomaalida Itoobiya Axmed Shide uu gaadhay magaalada Jigjiga.

Read More »

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

0 Visits: 938 | Sunday February 03, 2019 - 15:24:38
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

Read More »

Qorshihii Isku Filnaanshaha Cuntada Ee Xukuumada Somaliland Oo Fashilmay Iyo Gargaar Caalami Ah Oo AY Dalbatay

0 Visits: 750 | Sunday February 03, 2019 - 15:21:00
Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in macaluul baahsani ay soo foodsaartay dadka shacabka ah ee ku nool lixda gobol ee waa weyn.

Read More »

Maxkamadda Oo Rumaan Garaysay Darbi Jiif Cabasho La Hortagay Wasaaradda Shaqo Galinta.

0 Visits: 822 | Sunday February 03, 2019 - 14:12:11
Hargaysa (HWN) Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshadda somaliland ayaa Dhalinyaro Darbi-jiifa oo tiradoodu gaadhayso laba iyo laabatan dhalinyaro ah oo cabasho ay la hortageen wasaaradda shaqo galinta toddobaadkii hore Ayaa Maxkamadda Gobolku Dib Xabsiyadda ugu celisay.

Read More »

DAAWO:-Wasiirka Guri-Barwaaqo Oo Ka Hadlay Eedaha Ku Saabsan Inuu Shaqaalaha Wasaaradda Cabudhin Ku Hayo.

0 Visits: 1094 | Sunday February 03, 2019 - 13:43:10
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Read More »

Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo La Shiray Ganacsatada Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

0 Visits: 683 | Sunday February 03, 2019 - 13:12:59
Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo La Shiray Ganacsatada Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

Read More »

Safiirka Ingiriiska Ee Xilka Ka Tagaya Oo Dr Cabdiraxmaan Cirro SuÂ’aalo Ka Waydiiyay Mawqifkiisa Doorashada Baarlamaanka

0 Visits: 965 | Sunday February 03, 2019 - 12:58:14
Hargeysa(HWN):- Safiirka dhawaan xilka laga bedelay ee Ingiriiska Mr David Concar oo uu weheliyo ergayga cusub ee Ingiriisku u soo magacaabay xafiiskooda Hargeysa ayaa shalay kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan la taliyihiisa arrimaha…

Read More »

Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiiradu Awoodooda U Adeegsanayaan Dadka Dhaliilaha U Jeediya

0 Visits: 879 | Sunday February 03, 2019 - 12:43:22
Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiiradu Awoodooda U Adeegsanayaan Dadka Dhaliilaha U Jeediya

Read More »