Xukuumadda Itoobiya Oo loogu baaqay In Ay Somaliland la shaqayso.

Saturday June 28, 2025 - 10:36:12
hadhwanaagnews
Waxa uu gunaanadkii Qoraalkiisa Xukuumadda Itoobiya

May be an image of 3 people, dais and text

Zerihun Hailu oo Cilmi baadhe u dhashay Dalka Itoobiya ayaa Qoraal dheer oo uu ku Qoray Wargeyska Addis Standard si

Qoto dheer ugaga hadlay Heshiiskii horaantii Sanadkii 2024 ay wada gaadheen Somaliland iyo Itoobiya.
Waxa uu xusay in heshiiskaasi uu bedelay jihadii Geeska Afrika uu u socday Isla markaana ay ka dhalatay Gadood Siyaasadeed oo ay heshiiskaasi ka keeneen Djabouti, Somalia iyo Masar.

Waxa uu gunaanadkii Qoraalkiisa Xukuumadda Itoobiya ugu baaqay in ay si dhaw ula shaqayso Somaliland.
"Itoobiya waa inay si dhow ula shaqeysaa Somaliland iyo daneeyayaasha caalamiga ah ee muhiimka ah—oo ay ku jiraan Imaaraadka Carabta, Israa’iil, iyo Mareykanka si loo dhameystiro hannaan rasmi ah oo lagu heli karo marin badeed waara oo ammaan ah”
     
Loading...