DEG DEG Badhasaabka Gobolka Uu Ka Soo Jeedo Madaxweynaha Kenya Oo Shacabka Somaliland u baaqay.

Thursday May 29, 2025 - 18:57:38
hadhwanaagnews
Waxa uu tilmaamay in Gobolkan
May be an image of 1 person and text


Badhasaabka Gobolka Uasin Gishu ee Dalka Kenya Jonathan Bii ayaa ugu baaqay Shacabka Somaliland in ay maalgashadaan Gobolkiisa oo uu sidoo kale ka dhisi doono Masaajido.

Waxa uu tilmaamay in Gobolkan uu ka soo jeedo Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto.
     
Loading...