kuwaasi oo ka wada hadlay Xidhiidhka sii,,,
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland iyo masuuliyiin uu hoggaaminayo oo kulan la yeeshay Xildhibaan Pat Harrigan oo ka tirsan Guddiga Arrimaha Difaaca ee Aqalka Wakiillada Mareykanka.
kuwaasi oo ka wada hadlay Xidhiidhka sii xoogeysanaya ee ka dhexeeya Somaliland iyo Mareykanka, iyaga oo diiradda saaray danaha wadajirka ah, xasilloonida gobolka, iyo istaraatijiyad mideysan.