Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock ayaa dhinaceeda....
(Hargaysa)Guddida Nabada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock.
Guddid ayaa war bixin ka siiyeen safiirka hawlihii u qabsoomay mudadii ay jireen iyo waxyaabaha u qorshaysan inay hirgaliyaan.
Madaxa xafiiska UK ee Somaliland Louise Hancock ayaa dhinaceeda ku bogaasiday guddida shaqada wanaagsan ee Nabadeed ee ay qabteen.
Sidoo kale waxa ay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somliland safiirku ku amaantey in guddida uu magacaabey xiligii loo baahnaa .