Sida khariiradda ku cad Mareykanku waxa uu Somaliland
Soomaaliya oo ka cadhootay in Mareykanku uu ka reebo Somaliland 12 dal ee uu ka mabnuucay in ay Dadkoodu Maraykanka u socdaalaan.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in BBC ay tix galiso midnimida dhuleed iyo Khariirada Soomaaliya.
Sida khariiradda ku cad Mareykanku waxa uu Somaliland u aqoonsan yahay dhul iyo dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale balse Madaxdii kala duwanaa ee Soomaaliya soo maray ayaanay arrintani u cuntamin kuwaasi oo ku doodaya in ay Somaliland ka mid tahay Soomaaliya.