Wasaaradaha Isgaadhsiinta iyo Waxbarashada Somaliland ayaa heshiis ku gaadhay barnaamij lagu kobcinayo adeegsiga tiknoolojiyadda dugsiyada sare.

Tuesday July 22, 2025 - 17:27:02
Yoolka barnaamijku waa in dhalinyarada loo diyaariyo xirfado


Barnaamijkan ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo aqoonta tiknoolojiyadda ee dhalinyarada, maadaama tiknoolojiyadu tahay tiir muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha iyo shaqo-abuurka.

Waxaa ka faa’iidaysan doonaa 100 arday oo ugu horeeya, kuwaasoo lagu barayo xirfado tiknoolojiyadeed oo fudud oo ay shaqo ku heli karaan.

Yoolka barnaamijku waa in dhalinyarada loo diyaariyo xirfado casri ah oo suuqyada caalamka looga baahan yahay.
Tababarkana waxaa fulinaya Somaliland Innovation Zone oo ay hirgalisay Wasaaradda Tiknoolajiyadda
     
Loading...