Iskaashiga labada dhinac ee baddeecadaha
Kulanka labada wasiir ayaa lagu gorfeeyey guddina loo saaray Heshiisyo la xidhiidha dhanka Ganacsiga, Iskaashiga labada dhinac ee baddeecadaha, Isku socodka Bulshadda labada dal, xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah iyo sidii loo fududayn lahaa heshiis laga gaadho Ganacsiga Labada xuduudood.