Shacabka ayaa soo dhaweyeey ciidanka Milatariga kuwaasi
Burco; Ciidanka Minatariga Somaliland ayaa ku guuleystay in ay dajiyaan shacabkii Banaan baxa waday.
Dad weynaha ayaa u dhego nuglaaday Ciidanka Milatariga oo gaadhay goobihii ay rabshadduhu ka jireen kuwaasi u qudbayeey shacabka kuna booriyey in ay is dejiyaan Nabadana Ilaaliyaan.
Shacabka ayaa soo dhaweyeey ciidanka Milatariga kuwaasi oo ay Kamaradduhu qabanayeen iyaga oo Ciidanka Kor u qaadaya una sacab tumaya