Faransiiska oo ka digay in loo safro Tigray, Ethiopia .

Friday March 14, 2025 - 13:52:44
hadhwanaagnews
Waxaa kale oo sheegan In muwaadininta Faransiiska..


May be an image of text

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa soo saartay digniin ku socota muwaadiniinteeda inay ka foojignaadan inay u safraan Tigray, waqooyiga Itoobiya, sababo la xiriira isku dhacyo u dhexeeya garabyo ka tirsan Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ee caasimadda, Mekele, iyo magaalada labaad ee ugu weyn, Adigrat.

Waxaa kale oo sheegan In muwaadininta Faransiiska ay iskaga fogadaan Xududka Waqooyiga Itoobiya.

     
Loading...