10 ka mid ah ballamihii beenoobay ee Muuse Biixi u sameeyey dadweynaha reer Burco iyo gobolka Togdheer.

Tuesday August 13, 2024 - 14:56:42
Hadhwanaagtv
1.Maktabaddii qaranka ee Burco.
May be an image of 1 person and dais


1.Maktabaddii qaranka ee Burco.
2. Dhismaha TiyaatarkaBurco

3. Dhismaha Madaarka Burco.
4. Dhismaha gurigii lagaga dhawaaqay Soomaaliland.
5. Dhismaha biriishkii sadexaad ee Burco.

6. Dhismaha Xarumihii wasaaradaha iyo hay'adaha dawladda ee Burco
6. Waddadii Oodweyne-Burco-Hargeysa.

7. Waddadii Burco- Warcimraan.
8. Waddadii Wadaamago-qorilugud-ballidhiig.
9. Dayactirka Dugsigii Farsamada gacanta Burco.

10. Dhismaha Xarunta dabdemiska Burco.
Saakana Burco ayuu safar u yahay Muuse Biixi isaga oo aan waxba ka horayn.


     
Loading...