Hadhwanaag
Waan ku faraxsanaa in Jarmalku ii diideen gelidda dalkooda, markii aan ka cararayey cadaadiskii nolosha cusub ee czechoslovakia. Imminka, sannadkii xanuunka badnaa ee luqadda Tanka soo gudbay. Aan dhaho si sharaf leh ayaan uga soo gudbay.
lnåxaankii kamadamaysta ahaa waan ku guulaystay, waxaanna TLibarashada saxaafadda ka bilaabay Jaamacadda Karlova ee nagaalada Prague. Markii ugu horraysay ayaan xiiseeyey oo weliba snibo ku yeeshay nolosha deegaanka igu xeeran. In aan tartiib uqabsado gurigayga cusub ayaan bilaabay.
Sannadkan la ma deggani Saalex Iyo Cubayd midna. Wiilashii Carabta ee Xaafid Al-Asad Iyo George Xabash soo dirsadeen dalalkoodii baa lagu celiyey. Syria ayaa lagu celiyey. Kan kale weli dal ma leh. Baahidoodii dheeraadka ahayd ee dumarku qaali bay ugu kacday. Waxaan u jeedaa galmo ayey ku bedesheen fursaddii waxbarashada.
Sannadkan waxaan qol aan weynayn la galaa Honza, arday Czech ah oo ka yimi gobolka Moravia. Waa siyaasadda jaamacadda in ardayda shisheeyaha ah iyo dalka la wada dejiyo, si ay isaga kaashadaan iyo dhaqanka, isdhexgalkuna u fududaado.
Honza, waa 00 fududdahay la degiddiisu, marka 100 eego ee Carabta ahaa. Waa nin furfuran,
119 1
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!