Madaxweyne Cirro: Jasiiradaha Falkland Waxaan Taageersanahay Inay Ingiriisku Leeyihiin

Monday May 25, 2026 - 11:18:28
hadhwanaagnews
Madaxweynaha ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyey



Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in Somaliland aanu wax xidhiidh ah la lahayn dalka Argentina, isla markaana ay taageersan yihiin in Jasiiradaha Falkland ay hoos yimaaddaan dowladda Ingiriiska.


 

Madaxweynaha ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyey wargeyska The Telegraph, isagoo caddeeyey mowqifka Somaliland ee ku saabsan muranka ka taagan lahaanshaha jasiiradahaasi.


 

Waxa uu xusay in Somaliland aragtideedu tahay in Jasiiradaha Falkland ay leeyihiin dowladda Ingiriiska, arrintaas oo ka mid ah mawqifyada uu kaga hadlay wareysiga dhinacyada siyaasadda iyo xidhiidhada caalamiga ah.

     
Loading...