Go'aankan, oo lagu dhawaaqey ka dib kulan ay yeesheen Guddiga
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay dhawaan si rasmi ah u bilaabayso Qorshe Magaaleed loo samaynaayo magaalada Hargeysa(Master Plan).
Go’aankan, oo lagu dhawaaqey ka dib kulan ay yeesheen Guddiga Naqshadaynta oo uu guddoominaayey Gudoomiyaha Gudida Naqshadeynta ahna Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL Mudane Xuseen Axmed Caydiid, waxaana lagu go’aamiyey in cidda fulinaysaa ay noqoto Wasaaradda.
Dhinaca kale Guddida Naqshadeynta Qaranka JSL, ayaa go’aamiyey In Qorshe magaaleed (Master Plan) loo sameeyo magaalooyinka kala ah, Oodweyne, Xaaji Saalax, Faraweyne, Caynaba, Abaarso Iyo Lughaya,