DEG DEG Imaaraadka Carabta Oo Somaliland aqoonsi la baadi Goobaya iyo Go'aanka Saudi Arabia

Friday June 06, 2025 - 01:28:24
hadhwanaagnews
Soo horjeedo is balaadhinta iyo awooda sii kordhaysa


Dawladda Imaaraadka Carabta oo Maalgashatay Dekeda Magaaladda Berbera ayaa Dibada ka riixaysa aqoonsi raadinta Somaliland si uu maalgashigeedu cago adag isugu taago, halka ay dawladda
Boqortooyadda Saudi Arabia ka
Soo horjeedo is balaadhinta iyo awooda sii kordhaysa ee Imaaraadka Carabtu uu ka samaystay Gobolka
Geeska Afrika.
Saudi Arabia Waxa ay la dhinac tahay Soomaaliya, sida Uu faallo ku qoray Rocco Caldero oo u dhashay Spain kana faallooda Arrimaha Afrika iyo Bariga dhexe.
     
Loading...