Waxay arrintaas u adeegsadeen in uu isku dayayo inuu ka hadlo
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqad u gudbiyay Donald Trump, isagoo soo jeediyay in Maraykanku la wareego Dekedda Berbera, beddelkeedana aanu aqoonsan Somaliland.
Si kastaba ha ahaatee, Maraykanka ayaa ka bixiyay jawaab lala yaabay, iyagoo muujiyay in Xasan Sheekh uu u muuqdo mid u haysta in Maraykanku uu caqli xun yahay.
Waxay arrintaas u adeegsadeen in uu isku dayayo inuu ka hadlo Somaliland, oo ah Wadan gaar ah isla markaana aanu maamulin.
Dhanka kale, Xasan Sheekh ayaa haatan ku sugan Turkiga, halkaas oo uu ka wado in dowladda Turkiga
ay amaanka dalkiisa xooga saarto oo ay qayb ka noqdaan.