Ololaha Dhiig-shubid oo ka furmey Degmada Sheekh

Sunday June 15, 2025 - 16:04:56
hadhwanaagnews
ololahan dhiig shubid ayaa ah mid ay wasaaradda horumarinta
May be an image of 2 people and hospital


 Ololaha dhiig-shubida ayaa si rasmi ah uga bilaamay Cisbitaalka degmada Sheekh, waxaan ka soo qeyb galay Mayirku xigeenka degmada Maxamed Faarax Axmed Agaasimaha Cisbitaalka Xamse Mohamed Diriye, madax caafimaadka degmada Ismaacil Xussen Cabdilaahi.

ololahan dhiig shubid ayaa ah mid ay wasaaradda horumarinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ugu talogashay inay bulshadu dhiigooda ugu deeqaan kaydka dhiiga Cisbitaaladda dalka si loogu badbaadiyo
 bukaanada u baahan.

May be an image of 5 people and text
May be an image of 2 people, hospital and text that says 'UU Ky ec 산 ធាតត DHIIG KU DEEQ 00 NAF UBAAHAN KU BADBAADI DHUG OHUEKOO KU NAF UBAAH BADBAA'
May be an image of 1 person, hospital and text
May be an image of 4 people, beard and text



     
Loading...