▪Qofkii talo saarta Allah, wuu ku filan yahay.
▪Qofkii raalli ahaanshaha Allah ka dhigta mudnaanta koowaad, arrimihiisa kale way u fududaadaan.
▪Qofkii niyaddiisu xumaato, dadaalkiisu ma sarraynayo.
▪Qofkii wanaagga u nisbeeya naftiisa, wuu hoogay.
▪Qofkii dadaalkiisa ka dhigo dabagalka khaladaadka dadka, wuxuu waayaa xikmadda.
Igaka soco Usame Qiyasle
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!