Kulanka Taliyaha iyo Safiirka oo uu weheliyo U qayb samaha...
Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan Gaaxnuug, Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Ethiopia u jooga Somaliland Ambassador Teshome Shunde.
Kulanka Taliyaha iyo Safiirka oo uu weheliyo U qayb samaha Difaaca Military-ga ee dalka Ethiopia ayaa daaranaa xoojinta iyo is kaashiga dhanka Amniga ee labada Dal.