Warkan oo ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo u dhuun daloola
Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay Safiirada Wadamada Shisheeye u fadhiya Muqdisho uga digtay in ay booqdaan Soomaaliland, ka dib markii uu Safiirka Dalka Turkigu Hargeysa Yimid Isla Markaana la Kulmay Madaxweynaha Somaliland iyo Masuuliyiin kale.
Warkan oo ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo u dhuun daloola xukuumadda Somalia ayaa ahaa mid si wayn uga cadhoodeen Safarka Safiirka Turkiga ee Hargeysa iyo qodobada ay ka wada hadleen Xukuumadda Somaliland.