"Dhirta Iyo Dareenka Codadka"

Monday January 13, 2025 - 20:49:44
hadhwanaagtv
Dhawaaqyadan, oo aan dhegaha bini'aadamka maqlin karin
No photo description available.



Cilmibaaris ayaa sheegtay in dhirta ay maqli karaan codad gaar ah! Cilmi-baarayaasha waxay ogaadeen in dhirta, sida yaanyada iyo canabka, ay soo saaraan dhawaaqo yar-yar oo ultrasonic ah marka ay u baahan yihiin biyo ama ay dhaawacmaan. 

Dhawaaqyadan, oo aan dhegaha bini’aadamka maqlin karin, waxay xambaarsan yihiin fariin degdeg ah oo u muuqata inay dhirta kale u sheegayan inay ku jiraan xaalad adag. 

Tani waxay ka dhigan tahay in dhirtu aysan kaliya u ekayn kuwa aamusan, laakiin ay yihiin makhluuqyo firfircoon oo fariin si gaadhsiin kara


saynisku waa mid cajiib ah oo aan dhammaad lahayn
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...