Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
1-Akhiro Waxaad Dhigataybu,Ebbe Kuu Qoray,
Aduunka Walaal Lagu Yaho,Aadmi Taliyaaye.
2-Abahaa Kuwu Ku Dhalaye,Uubta Kuu Qodaya,
Ifka Kuugu Neceb Umiyaad,Ehel Wadaagtan.
3-Agjoogoodu Waa Ceeb,Inaad Amintan Cadaw,
Aqoonyahan Indheer Garad,Aniga Yay Diiday.
4-Asaagiin Intu Leeyaahaad,Alufyo Dheertiine,
Awoodiina Waxan Asay,Waa Kala Irdhawgina.
5-Ololaha Colaadaadaba,Waqiin Waad Arimisan,
Amaanka Iyo Nabadaad Tahiin,Adhi Xiyeeshkas.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!