Musharaxnimadu maaha aniguna way kan ee waxay u baahan tahay. Qodobadan

Saturday May 03, 2025 - 12:40:05
hadhwanaagnews
waa in aad naftaada qiimaysa in aad ka bixi karto howshan culuskeeda leh


1 Waa in aad isha iyo saxarka ka saarto

2 waa in ay dadkii deegaan doorashadaad kuu midday San yihiin oo laysku kaa raacay

3 waa in aad hore u diyaarsatay dhigaalkii dhaqaale ee kaa saari karaayay doorashada

4 waa in aad naftaada qiimaysa in aad ka bixi karto howshan culuskeeda leh

5 waa in aad u soo weel samaysayay codka shacabka oo aad tahay qof dadka abaal ku leh

6 waa in ay shacabka aad codka ka doonaysa hore magacaaga iyo muuqaagaba u yaqaaneen

7 waa in aad u diyaarsan tahay tartan adag ood ku guulaysato

8 waa in uu yaalkaagu yahay kursiga aad u tartamayso in aad ku guulaysato

9 waa in aad heli karta cod ka baxsan codka qoondada kursiga aad ku tartamayo Extra vote

10 waa in aad mudada aad ololaha ku jirta dadka aad codka ka doonayso iska iibin karta
Aqoontada masuuliyadaad IWM

Qalinkii xoghaye Mawliid Muuse Dacar
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...