DEG DEG Dowladda Somaliya Oo Xawaaladaha ku Amartay Inay Masaxaan Magaca Somaliland

Saturday August 24, 2024 - 18:51:27
Hadhwanaagtv
Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa ku amartay Xawaaladaha
May be an image of text


Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa ku amartay Xawaaladaha iyo Shirkadaha kale ee ganacsiga in aysan adeegyadooda u adeegsan karin magaca "Somaliland", isla markaasna ay kaliya ku soo koobaan magaca Soomaaliya.
     
Loading...