DEG DEG Jabuuti Oo sheegtay in aanay odhan dekedda Tojora Itoobiya ayaanu siinay.

Tuesday September 10, 2024 - 15:06:24
hadhwanaagtv
Wasiirka ayaa sheegay in ujeeddadu ahayd in ay haystaan
No photo description available.


Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Jabuuti, ayaa sheegay in hadalkiisu ahaa in dekedda Tojora suuqeeda kor loo qaado, madaama imika labadii biloodba hal markab ku xidho, isla markaana Itoobiya u soo bandhigayeen in ay wada maamulaan waxna kala degto.

Wasiirka ayaa sheegay in ujeeddadu ahayd in ay haystaan macmiishooda u weyn ee Itoobiya, si aanay ugu guurin ayuu yidhi Somaliland iyo Eritrea.
     
Loading...