DEG DEG Beeshan Arab waa beeshii Guusha Somaliland bud dhiga u ahayd."

Thursday September 12, 2024 - 18:10:27
hadhwanaagtv
Anigu Reerka (Arab), ayaan ka soo jeeda odhan maayo ee halkan
May be an image of 1 person

"Horta Diinta Arab ayaa na soo gaadhsiiyay culimada noo keentay Arab ayay ahaayen, Lakiin waxbay nagaga tageeno oo Niman dil miidhan ah ayay ahaayen oo wadaadayada oo dhan way dagaalaman.

Anigu Reerka (Arab), ayaan ka soo jeeda odhan maayo ee halkan Arab ka galo ayaan aqaan, Anigu reerkan ka mid ahay casuumadoodana waan soo ajiibay oo waxaan dib u dhigay casuumado kale oo la ii sameeyay.

Beeshan Arab waa beeshii Guusha Somaliland bud dhiga u ahayd.”

Boqor Buurmadow oo Maanta Beelwaynta Arab casuuntay ayaa sidaas yidhi.
     
Loading...