DEG DEG Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo saaray Jadwalka Doorashadda

Sunday July 14, 2024 - 10:08:14
hadhwanaag
Jadwalka Maalmaha Mucayinka ah ee Doorashada Madaxtooyada
May be an image of text


Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxa uu dhammaan daneeyayaasha iyo bulshada JSL la wadaagayaa Jadwalka Maalmaha Mucayinka ah ee Doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSL ee 13 November 2024.


     
Loading...