Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Madaxwayne Biixi ku eedeeyay sharci jebin.

Saturday August 24, 2024 - 14:35:58
hadhwanaagnews
Golaha wakiilada ayuu u sheegay in iyaga laga sugaayo


May be an image of 1 person and dais

Gudoomiye Faratoon ayaa sheegay in Madaxwayne Biixi uu noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee inta uu diido miisaaniyadii goluhu ansixiyay isagu samaysta miisaaniyad cusub isla markaasina golaha wakiiladu u ansixiyo miisaaniyadaasi hadana diida oo golaha kusoo celiya.


Golaha wakiilada ayuu u sheegay in iyaga laga sugaayo talaabada ay ka qaadayaan arintaasi.

     
Loading...