DEG DEG Qaranka Somaliland waa MID ee labo ma aha!

Saturday August 24, 2024 - 09:40:54
hadhwanaagtv
Mucaarad iyo muxaafid, qaddiyadda Somaliland ..
May be an image of 1 person and text


Xisbiga WADDANI waxa uu beeninayaa warka laga soo tebiyay Raysalwasaaraha Soomaaliya.
Ujeeddo kasta oo hadalkaasi xambaarsan yahay ama lagu doonayo in dadkayaga lagu qaybiyo waa riyo-maalmeed.

Mucaarad iyo muxaafid, qaddiyadda  Somaliland waa aannu ka midaysannahy. Somaliland iyo dadkeeduna waa ul iyo diirkeed, siyaasadda WADDANI na waa: dadka Somaliland oo mid ah, oo beesha caalamka ka mid ah."

Guddoomiye Xirsi
     
Loading...