DEG DEG Labo Nin Oo Ganacsato Somali ah Oo Galabta Lagu Dilay Deegaanka Awash Ee Itoobiya.

Sunday July 14, 2024 - 09:25:18
hadhwanaagnews
Dadwayanaha Reer Somaliland ee isticmaala jidka u dhaxeeya ....
May be an image of 1 person and text


Labada Marxuun ayaa kala ahaa
Khadar Cilmi Cige
Mawliid Maxamed Cabdi ( Mawliid Basra).

Dilka labada nin ayaa ka danbeeyay kadib markii ay gaadhi ku qadeen nin dhaawaca iyagoo kuwada dhakhtar magaalada Addis Ababa ah.

Dadwayanaha Reer Somaliland ee isticmaala jidka u dhaxeeya Jigjiga iyo Addis Ababa ayaa looga digayaa inay jidkaasi gawaadhi ku maraan.

Weerarkan ayaa la sheegay inay fuliyeen jabhada Canfarta ee degaankasi ka degaalanta oo Shifto ah.
     
Loading...