Madaxweyne Cid Kale Nama Difaaci Karteen,".Drs.E Edna

Tuesday July 02, 2024 - 08:34:36
hadhwanaagtv
Karteen.Tiikhdeena Hadaynaan Ilaalin


Drs.Edna Aadan Ismaaciil Ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ku Boogaadisay Difaaca Dalka.


 

Drs.Edna Aadan Ismaaciil Ayaa Waxa Ay Sheegtay Hadii AanTaariikhda Dalka LaIlaalin In Jiritaanka Uu Noqonayo Waxba Kama Jiraan.


 

Drs.Edna Aadan Ismaaciil Oo Arimahaasi Ka Hadlayayna.Waxa Ay Tidhi”Madaxweyne Taariikho Badan Ayaad Nooga Tagaysaan Difaaca Dalka Waanu Kaaga Mahadnaqaynaa Oo Cid Kale Nama Difaaci


Karteen.TiikhdeenaHadaynaan Ilaalin


Jiritaankeenu Waa Waxba Kama Jiraan,Samaynta Museum Waxa Ay Ka Mid Tahay Taariikhda Ugu Qiimaha Badan.Waxa Aan Leeyahay Shacabka SomalilandMagaalada Hargeysa Waala Dumiyay,Waxa Farxad Inoo Ah Daartii La Dumiyay In Mid Laban Laab Ka Wayn Laga Dhisay.


 

Markaa Daar La Inaga Dumiyaa Na Baabiin Mayso Xasan Sheekh Miyaan Taariikhda La Barin Sidee Ugu Dabaal Dagi Karaa 26 June Mustacmaradii Talyaaniga Ayaa Gumaysan Jirtay,Waxa Ay Ka Dhigan Tahay Ilmihii Hooyadii Isbarbar Taagay Ee Yidhi Hooyadan Ayaanu Isku Da Nahay, Miyay Caqliga Gashaa Waxaas Ayuu Xasan Sheekh Inoogu Sheekeeyaa Taariikhda Bara,”.

 

 

     
Loading...