Runta Aadan Naftaada Ka Ogeyn

Monday October 18, 2021 - 15:03:07
hadhawanaag
Waxyaabaha Macmacaanka Ah Ee La Cuno Cadka Ama Jabka ugu Dambeeyo


1-Hurdada Markaa Kacdo Waxaa JaceShahay Laba Ama Sadax Daqiiqo oo Dheerad Ah In Lagugu Daro uGu Yaraaan.
2-Warqada (Xaanshida) Imtixaanka Marka Macalinka u Dhiibto Kadib Ayey Kugu Soo Dhacaan Dhaman Jawabaha Imtixaanka..
3-Xiliga Rayi Aruurinta Markaa Aragtidada Dhiibato Kadib Ayaa Soo Xasuusata Aragti Ka Qurux Badan Midaa Dhiibatay.
4-Waxyaabaha Macmacaanka Ah Ee La Cuno Cadka Ama Jabka ugu Dambeeyo Ayaa ugu Macan Badan Alle Yaa Ku Badiyo.
5-Markasta Qofka Xariirka La Leedahay Waxaa Jaceshahay Inay ku Soo Wacdo Badalka Adiga Wici Laheed, Waa Liisku Maqan Yahay.
6-Qof Markaad Hadal Ku Kala Tagtaan (Kala Xanaaqdaan) Waxaa Jaceshahay Raali Galinta Inuu Asiga Ku Horeeyo.
7-Maalinta Khamiista (Ama Maalinta) ugu Dambeyso Waxbarashada Ama Shaqada Waa Maalinta ugu Waqtiga Dheer Iyadoon Waqtiga Waxba Laga Badelin, Saacada Ma Socoto.
8-Dhamanteen Rag Iyo Dumar Xiliga Shukansiga Waxaa Nahay Malaa'ik Illaahay.
9-Waxaa Jaceylnahay Jannada, Hadana Camalkeeda Ma Sameyno.
10-Markaan Dhaqtarka u Tagno Waxaa Hadal Ku Bilowna Dhaqtarow Waxaay Ila Tahay Cudurkaas Inuu I Haayo Iyado Wali Lagu Baarin.
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...