Akhriso Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Sunday June 06, 2021 - 11:49:51
Akhriso Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland


Halkan ka Akhri Magacyada Xildhibaanada golaha Wakiilada Gobolka Maroodi-jeex iyo Beelaha ay kasoo kala jeedan.

1. Barkhad Jaamac Xirsi Batuun-Madhibaan Gabooye

Garxajis

1. Maxamed Khadar Daahir-Gaashanbuur

2. Ibrahim Maxamed Jamac (Khadar Guun)-Yonis

3. Mahamed Jaamac Koodbuur (Shiine)-Guuyoobe

4. Cabdinaasir Yusuf Cismaan (Qodax)-Kuul Ibrahim

5. Siciid Maxamed Ismaacil (Sakooye)-Isaxaaq/Qaasin

6. Jamaal Aden Diriye-Isaxaaq/ Cabdale

7. Axmed Yuusuf Nuur Guruuje-Isaxaaq/Cabdale

8. Xuseen Ismaacil Jamac (Budul)-H.Y/Baha Ismaacil

Habar Awal

1. Axmed Dayib Aden (Kucadeeye)-Makaahil

2. Maxamed Cismaan Maxamed (Liimo)-Jibril Abokor

3. Axmed Cabdi Muuse (Inni)-Jibril Abokor

4. Xasan Saleeban Dhuxul (Laabsaalax)-Jibril Abokor

5. Yaxye Cabdilahi Aamin (Yaxye Araarse)-Jibril Abokor

6. Eng. Cabdikarim Maxamed Maxamud (Dheere)-Jibril Abokor

7. Axmed Maxamed Maxamud (Kaare)-Reer Samater

8. Cabdilahi Sh. Maxamud Axmed (Gacmo-dheere)-Reer Axmed Cabdale

1 Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo)-Guulane Arab

1. Maxamed Xasan Siciid-Ayuub

1. Axmed Cabdi Ibraahim (Timo-Jilic)-Tol-Jecle

     
Loading...