News

Sudan's President Hands Party Leadership to Deputy

0 Visits: 1472 | Sunday March 03, 2019 - 20:15:41
Sudanese President Omar al-Bashir has stepped down from his position as chairman of the ruling party.

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Dawladda Somaliland+Dadaalka Safaaradda

0 Visits: 1002 | Sunday March 03, 2019 - 20:10:53
Halkan Kaga Boggo Warkan Oo Dhamaystirn

Read More »

Guul-waddaynta Duur oo qaaday Wado burbur ku keeni karta Xisbiga WADDANI & Go'aanka laga eegayo Guddoomiye Cirro!!

0 Visits: 1155 | Sunday March 03, 2019 - 20:05:44
Faallo:-Hadhwanaagnews Hargaysa(HWN):-Ismari waa'a Xoogan ayaa weli u dhexeeya Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Waxaa burburay isku dayo la

Read More »

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Lagula Cashaynayo $ 180,000 Iyo Ujeedada Ka Dambaysa

0 Visits: 1267 | Sunday March 03, 2019 - 20:03:33
Raysalwasaaraha Itoobiya ayaa samaynaya casho sharafeed balaadhan oo dhaqaale loogu ururinayo horumarinta caasimadda Addis Ababa ee Itoobiya. Casho sharafta ayaa lagu martiqaaday bulsho badan.

Read More »

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Berbera Corridor Iyo Wadda Hadalka Hargeysa & Muqdisho

0 Visits: 1194 | Sunday March 03, 2019 - 19:35:07
Hargeysa(HWN):-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), oo ah Guddoomiyihii ugu horeeyey ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Read More »

Afhayeenka Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Xilka Loo Magacaabay Weriyaha Rug Cadaaga Ah Ee Maxamed Xasan Cali(Waji)?

0 Visits: 1235 | Sunday March 03, 2019 - 19:32:42
Hargeysa(HWN):-Af-hayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka hadlay xilka cusub ee loo magacaabay wariyaha rug cadaaga ah ee Maxamed Xasan Cali Waji.

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah Furay Barnaamijka Shaqo Qaran Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyey Madasha+Sawiro

0 Visits: 1218 | Sunday March 03, 2019 - 19:31:30
Darar-weyne(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska

Read More »

Suxufiyiin Kenyan Ah Oo Somaliland Yimid Iyo Amb. Baashe Cawil Oo Soo Bandhigay Ujeedada U Socdeen

0 Visits: 1103 | Sunday March 03, 2019 - 19:30:09
Hargeysa(HWN):-Safiirka somaliland ee wadanka Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa ka warbixiyey suxufiyiin ka socday wadanka Kenya oo socdaal ku yimid somaliland.

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Xarumaha Dawlada Ka Dhex Raraysa Dadka Shacabka Ah.

0 Visits: 1081 | Sunday March 03, 2019 - 19:21:43
Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyaynta Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, ayaa ku wargaliyey dadwaynaha degan xurumaha Wasaaradaha iyo Hay'dadaha dawladda Xayndaabkooda inay ka guuraan.

Read More »

Siyaasi Duur Muxuu Kaga Jawaabay In Laga Caydhinayo Xisbiga Waddani?

0 Visits: 1129 | Sunday March 03, 2019 - 19:20:13
Hargeysa(HWN):-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay war ka soo baxay xisbigaas oo sheegaya in laga caydhinayo.

Read More »

Isbadal Ku Yimid Xidhiidhkii Ingiriiska Iyo Soomaaliya Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabilay Danjire Ben Fender

0 Visits: 1167 | Sunday March 03, 2019 - 19:16:25
Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka

Read More »

Wadamada Itoobiya Iyo Eritrea Oo Kulan Uu Goobjoog Ka Yahay Kenyatta Ku Saxeexaya Heshiiskii Ugu Dambeeyey Ee Iskaashigooda.

0 Visits: 1287 | Sunday March 03, 2019 - 19:11:53
Addis Ababa(HWN):-Hogaamiyeyaasha wadamada Itoobiya iyo Kenya ayaa gaadhay magaalada Asmara ee wadanka Eritrea.

Read More »

Millions in Nigeria Lack Access to Clean Water

0 Visits: 1694 | Saturday March 02, 2019 - 19:59:19
ABUJA, NIGERIA — A survey conducted by Nigeria's Bureau of Statistics and UNICEF shows millions of households in Nigeria do not have access to clean

Read More »

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Soo Bandhigay Mudo Kordhin Farmaajo Doonayo Iyo Qodobo Kale

0 Visits: 989 | Saturday March 02, 2019 - 19:54:12
Muqdisho(HWN):-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddajir ee dalka soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo bandhigay natiijada kulamo uu la yeeshay wakiilada beesha caalamka iyo siyaasiyiin soomaali ah.

Read More »

DAAWO: Xildhibaan Ka Hadlay Dhalinyaro Ka Cabatay Adeeg Caafimaad Oo La Xidhxidhay + Fariina Udiray Madaxwaynaha.

0 Visits: 1431 | Saturday March 02, 2019 - 19:51:11
DAAWO: Xildhibaan Ka Hadlay Dhalinyaro Ka Cabatay Adeeg Caafimaad Oo La Xidhxidhay + Fariina Udiray Madaxwaynaha.

Read More »

DAAWO: Siyaasi Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday In Uu Xaal Bixiyo + Sababta

0 Visits: 1326 | Saturday March 02, 2019 - 19:41:42
DAAWO: Siyaasi Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday In Uu Xaal Bixiyo + Sababta

Read More »

Daawo Muuqaal: "Aragtidii Aan Ku Xidhnaa Ayaan Wali La Joogaa Xorna Waan Ahay".. Abwaan Abees

0 Visits: 1074 | Saturday March 02, 2019 - 19:38:38
Daawasho Wacan Oo Wanaagsan

Read More »

Hogaamiye Xirsi Oo Soo Bandhigay Khiyaamo Ku Jirta Dhismaha Waddada Berbera Corridor

0 Visits: 914 | Saturday March 02, 2019 - 19:27:45
Halkan Kaga Boggo Warkan oo dhamaystiran

Read More »

Gudoomiyaha Haay'adda Shaqaalaha iyo Waftigii uu Hogaaminayey oo si Diiran loogu Dhaweeyey Caasimadda Hargeisa.

0 Visits: 1021 | Saturday March 02, 2019 - 19:26:12
Hargaysa(HWN)Waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ayaa subaxnimadii hore ee saaka si diiran loogu dhaweeyey Caasimada Hargeisa isaga oo ka warbixiyey socdaal uu mudooyinkii u dambeeyey ku joogay Boqortooyada Ingriiska.

Read More »