Waa Kuma Masuulka Gudoomiye Cirro U Xushay Xubinta Komishanka Doorashooyinka Uga Wakiilka Noqon Doonta Xisbiga WADDANI?.

Thursday October 10, 2019 - 19:42:22
Waa Kuma Masuulka Gudoomiye Cirro U Xushay Xubinta Komishanka Doorashooyinka Uga Wakiilka Noqon Doonta Xisbiga WADDANI?.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Candiraxmaan Ciro ayaa soo magacaabey xubinta xisbigiisa u metali doonta kominshanka Doorashooyinka.


Gudoomiye Ciro ayaa xubintiisa waxuu u magacaabey Cabdikariin Yaasiin Sheekh Dalmar.

Image may contain: 1 person, smiling, standing and beard

Masuulkan Ciro u soo Magacowdey kominshanka doorashooyinka ayaa ah nin ganacsade ah kana soo jeeda magaaalada Ceerigaabo .







     
Loading...